Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Affey oo BBC-da waraysi siiyey.[Dhagayso]

September 19, 2015 - Written by Editor

MOHAMMED-AFFEYMuqdisho:-Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Affey oo u waramay weriyaha BBC-da C/llahi Sh.Cabdirisaaq ayaa waxaa uu ka waramaya Shirka wadatashiga doorashada 2016 oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka wadatashiga doorashada 2016 oo ay ka qayb galayaan madaxda Soomaalida ayaa waxaa looga doodi doonaa ama looga tashan doonaa qaabka doorasho ee ka dhici karto Soomaaliya sanadka soo socda ee 2016, shirka maanta ka furmay magaalada Muqdsho ayaa waxaa ka qayb galaya Wafuud ka socoto beesha caalamka.

Hoos ka Dhagayso waraysigii ay BBC-du la yeelatay Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Affey.

[audio: http://wsodprogrf.bbc.co.uk/somali/dps/2015/09/igad_150918_soomalaiya_2016_doorasho_au_bb.mp3]

Source: BBC

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online