Sh.Maxamed Godane Xoosh oo marti u ah Idaacdda Qur’aanka kariimka Al-Xikma ee Garoowe.[Daawo]

September 15, 2015 - Written by Editor

11111-90x90Garoowe:-Idaacadda Al-xikma oo ah FM laga dhagaysto Inta badan deegaanada Puntland iyo qaybo ka mid ah Gobolladda dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa qabta Barnaamijyo Diini ah oo faa’iido badan u leh Bulshadda waxaana Barnaamijkeedaan weydii Culimada oo ah mid dadweynuhu Su’aalo ku soo weydiiyaan Culimada maantana waxaa idaacadda Al-xikma marti ha ah oo su’aalo lagu weydiin doonaa Sh.Maxamed Godane Xoosh su’aalaha
ka horna waxaa Sheekhu soo jeediyay Muxaadaro ku saabsan Fadliga 10 Bisha Dilxij.

Hoos ka Daawo Sh.Maxamed Godane Xoosh oo marti u ah Idaacadda Quraanka Kariima ee Al-xikma

Nuur Jaamac Aadan
Xafiiska Warbaahinta
Mu’asasada Alminhaaj Puntland
Nuurjaamac21@gmail.com

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online