Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo tegay Tuulada Jalam ee Gobolka Nugaal.[Dhagayso]

September 25, 2015 - Written by Editor

CameyGaroowe:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. C/xakiin Cumar Camey ayaa saakaa oo jimco ah waxaa uu u ambabaxay deegaanada dhowaan ay ku dagaala meen beelo walaalo ah oo Oodwadaag ah ee howdka gobolka Sool.

Madaxweyne ku xigeenka oo saxaafada kula Tuulada Jalam ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa uu xusay in Dowladda Puntland ay diyaar u tahay in wixii awoodooda ay ku bixinayaan joojinta colaada u dhexeysa beelaha walaalaha ee colaadu ka dhex aloosan tahay.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cumar Camey ayaa ugu danbayntii waxaa uu baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah isagoo ugu baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaada.

Hoos ka Dhagayso Baaqa nabadeed ee Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland

[audio:http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Camey.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online