Makazka Qiraa’aadka Shaadibi ee Laascaanood‏[Masawiro/Video]

September 23, 2015 - Written by Editor

17Markazka Qiraa’aadka ee Shaadibi oo ah Markaz lagu barto Qir’aa’aadka Tobanka ah ee Qur’aanka Kariim ka ah lagu akhriyo ayaa waxaa uu soo bandhigay qaabka uu u ardayda markazkaasi ay wax uga bartaan. Markazka Qiraa’aadka ee Shaadibi oo ku yaala magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa laga furay sanadkii 2012 , iyadoo xilliigaa ay Fikirka iska lahayeen Qaar ka mida Culimada waawayn ee Gobolka Sool gaar ahaan Sh.C/Naasir xaaji Axmed.

Markazkani waxa lagu bartaa culuumta Qur’aanka kariimka sidda tobanka qaab ee loo akhriyo , Tajwiidka , iwm .Sh Adam C/Laahi xaaji Axmed oo ah maamulaha Markazkani ayaa ka waramaya xaalada guud ee Markazkani , Sh Adan wuxuu sheegay in markazkani ay guud ahaanba ay dhigtaan arday aad u kooban si loo oo saaro arday leh aqoon tayo leh oo Culuumta quraan ka leh .

Markazkan oo ku soo kodhiyay magaalada laascaanood wax wayn , isagoo soo hoyay guulo badan oo Tartanka Quraanka Kariimka ah oo gobollada Somaliland ay ka soo hoyeen. Haddaba waxaaa jira baahiyo ka jira Machadka kuwaas oo ay ka mid yihiin Markazka oo aan haysan dhisme uu isagau leeyahay , dhismaha uu machadkani uu ku dhisan yahay ayaa ah mid kira ah .

no images were found

Hoos ka daawo Markazka Qiraa’aadka ee Shaadibi ee magaalada Laascaanood

En Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood Somalia

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online