Wafdi Issimo hor leh oo maanta gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.[Daawo]

May 22, 2016 - Written by Editor

13254288_1760286367541125_3715634877680639478_nQardho:-Wafdi balaadhan oo ka kooban Issimo kale duwan oo ka yimid Koonfurta Soomaaliya iyo gobolka Gal-gaduud ayaa saaka mar kale soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, Wafdigaan oo ka kooban Issimo, Cuqaal ayaa waxaa hogaaminayey Ugaas Axmed Bare Cali Ugaas Axmed Taajir oo ka soo kicitimay magaalada Cabudwaaq ee Gobolka Gal-gaduud.

Wafdigaan Issimada ah ayaa markii ay soo gaareen magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar waxaa soo dhaweeyey gudiga Qabanqaabada shirweynaha dhaqanka Soomaaliyeed, maamulka Gobolka Karkaar iyo kan degmad iyo Issimo si gaar ah loogu xil saaray soo dhaweynta odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee ka kala imaanaya gobollada dalka Soomaaliya.

Hoos ka Daawo wafdi Issimo ah oo maanta gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online