Madaxweynaha Dawladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socdey hay’adda ICRC.[Masawiro]
(May 3, 2016)
Boosaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 3-May-2016 xafiiskiisa Madaxtooyada dawladda Puntland ee Boosaaso ku qaabilay wafti ka socdey hay’adda ICRC oo uu hog
Dagaal dhexmaray Galmudug iyo Maleeshiyaad Isbaaro dhigtay Koonfurta Gaalkacyo
(May 3, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in iska horimaad culus uu dhexmaray ciidamo daacad u ah Maamul Galmudug iyo Maleeshiyo beeleed isbaaro dhi
Saldhiga ciidamada AMISOM ee Xalane oo xalay la duqeeyey iyo AMISOM oo ka hadashay .
(May 3, 2016)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho saaka ayaa sheegaya in hoobiyaal lagu garaacay xalay xarunta ciidanka ee Xalane waxayna duqeyntu bilaabatay xalay saq dhexe. Tiro hoobiyaal ah ayaa ku so