Al-Shabaab oo weeraray Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho

June 1, 2016 - Written by Editor

54C36201-95C2-4E8D-996C-B47069E372A1_w987_r1_sMuqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska horimaad culus uu ka socdo gudaha Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho sida ay dad goobjoogeyaal ku sugan magaalada Muqdisho ay sheegayaan.

Iska horimaadka ayaa waxaa uu bilaawday markii qarax uu ka dhacay dibedda hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho,ka dibna ay koox hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha Hotelka xoog ku galeen .

Ciidamo ka tirsan DFS oo soo gaaray Hotelka ayaa gudaha  u galay waxaana ay howlgalo ka wadaan gudaha Hotelka ilaa haatan waxaa laga soo saaray Hotelka 5 qof oo meyda waxaana la sheegayaa in xildhibaano iyo gudoomiyaha maxkamada gobalka Banaadir ku dhaawacmeen weerarka,

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamada ammaanka Soomaaliya ay gudaha u galeen Hotel-ka, ayna kula dagaalameen maleeshiyada.Hay’adda nabad sugidda Soomaaliya  NISA ayaa sheegtay  in saddex dabley ah ay weerareen Hotel Ambassador ayna howlgalo socdaan .

Wararka ugu danbeeyey ayaa sheegaya in ay weerarka lagu qaaday Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho ay ku dhinteen

Xildhibaaan Pro Guure
Xildhibaan Kaboweyne
Gudoomiyihii Maxkamada gobalka Banaadir. waa dhaawac.

Waxaa sidoo kale jira dad rayid ah oo ku waxyeeeloobay qaraxii ka dhacay dibedda hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho

A/Cawale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online