Bisha Ramadaan iyo Quraanka Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur qaybtii 1aad & 2aad [Daawo]
June 8, 2016 - Written by EditorBoosaaso:-Sheekh. Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur, ayaa waxa uu soo gudbinayaa darsi la xiriira Ramadaanka, waxaana darsigaas uu soconayaa bishan oo dhan Sheekh Fu’aad ayaa duruusta Ramadaanka waxa uu ugu talagalay inay dadku ka faa’iideystaan, waxaana Duruustan oo Maqal iyo Muuqaal ah ay soconeysaa 30 daqiiqo halkii Darsiba. Casharka labaad, ayaa waxa uu Sheekhu uga hadlay muhiimadda ay leedahay akhrinta qur’aanka ee Bishan, iyo sidii dadkii kheyrka badnaa ay ugu dadaali jireen.
Hoose ka daawo darsiga 2-aad ee Bisha Ramadaan iyo Quraanka Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur qaybtii 2aad
Mussadda Al-minhaaj
Garowe,Somalia