Bisha Ramadaan iyo Quraanka Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur qaybtii 1aad & 2aad [Daawo]

June 8, 2016 - Written by Editor

shfuaadBoosaaso:-Sheekh. Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur, ayaa waxa uu soo gudbinayaa darsi la xiriira Ramadaanka, waxaana darsigaas uu soconayaa bishan oo dhan Sheekh Fu’aad ayaa duruusta Ramadaanka waxa uu ugu talagalay inay dadku ka faa’iideystaan, waxaana Duruustan oo Maqal iyo Muuqaal ah ay soconeysaa 30 daqiiqo halkii Darsiba. Casharka labaad, ayaa waxa uu Sheekhu uga hadlay muhiimadda ay leedahay akhrinta qur’aanka ee Bishan, iyo sidii dadkii kheyrka badnaa ay ugu dadaali jireen.

Hoose ka daawo darsiga 2-aad ee Bisha Ramadaan iyo Quraanka Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur qaybtii 2aad


Mussadda Al-minhaaj
Garowe,Somalia

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online