Culimo’udinka Soomaaliyeed oo ka digay siyaasada Jinsiga ee ay meelmarisay xukuumada Federaalka Soomaaliya.[Dhagayso]
June 29, 2016 - Written by EditorMuqdisho:-Gudoomiyaha hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sh Dr.Bashiir Axmed Salaad ayaa waxaa uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho waxaan uu Shiikhu ka hadlay aragtid diineed ee culimada Soomaaliyeed ay ka qabaan siyaasadda qaran ee jinsiga ee ay xukuumadda Soomaaliya meel marisay bishii hore oo ah mid khilaafsan Shareecadda Islaamka.
Hoos ka Dhagayso waraysiga Gudoomiyaha hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sh Dr.Bashiir Axmed Salaad uu siiyey BBC-da
[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/bbshbashiir.mp3]Gudoomiyaha hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sh Dr. Bashiir Axmed Salaad ayaa shirka jaraa’id ka dib waxaa uu waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da e Afka-Soomaaliga waxaan uu ka waramay sidda siyaasadda qaran ee jinsiga ee ay xukuumadda Soomaaliya ay u baalmarsan tahay Shareecadda Islaamka iyo dhaqanka suuban ee umada Soomaaliyeed.
Hoos ka Daawo
A/cawaale
Halgan.net