Culimo’udinka Soomaaliyeed oo ka digay siyaasada Jinsiga ee ay meelmarisay xukuumada Federaalka Soomaaliya.[Dhagayso]

June 29, 2016 - Written by Editor

shbashiirMuqdisho:-Gudoomiyaha hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sh Dr.Bashiir Axmed Salaad  ayaa waxaa uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho waxaan uu Shiikhu ka hadlay aragtid diineed ee culimada Soomaaliyeed ay ka qabaan siyaasadda qaran ee jinsiga ee ay xukuumadda Soomaaliya meel marisay bishii hore oo ah mid khilaafsan Shareecadda Islaamka.

Hoos ka Dhagayso waraysiga  Gudoomiyaha hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sh Dr.Bashiir Axmed Salaad uu siiyey BBC-da

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/bbshbashiir.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Gudoomiyaha hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sh Dr. Bashiir Axmed Salaad ayaa shirka jaraa’id ka dib  waxaa uu waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da e Afka-Soomaaliga waxaan uu ka waramay sidda  siyaasadda qaran ee jinsiga ee ay xukuumadda Soomaaliya ay u baalmarsan tahay Shareecadda Islaamka iyo dhaqanka suuban ee umada Soomaaliyeed.

Hoos ka Daawo

A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online