Daawo Askar ka tirsan AMISOM Oo Hub iyo Shidaal Iibinayey (Masawiro)

June 5, 2016 - Written by Editor

4Muqdisho:-Ciidan ka tirsan DFS gaar ahaan kuwa Nabadsugida ayaa gaccanta ku dhigay 5 Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM iyo 10-qof oo Soomaali ah kuwaasi oo iibinayay hub ,Shidaal iyo Agab milatari.

Wakaaladda wararka ee SONNA ayaa sheegtay in Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud uu xaqiijiyey in la qabtay askar ka tirsan AMISOM oo iibinayey qalab melatari oo kala duwan baaritaana ay ku socdaan.

Taliyaha Booliska Gen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in askarta la qabtay ay iibinayeen jawaanada difaaca,  sanduuqyada rasaasta lagu qaato, shidaal iyo iyo mobelada wax lagu qarxiyey.

Wasiirka Amniga DFS iyo xeerilaaliyaha guud ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in baaritaan socdaan dambi weyna ay galeen raga la qabtay ee ka tirsan askarta AMISOM .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online