Dad lagu laayay weerar ka dhacay Mareykanka gaar ahaan Orlando, FL

June 12, 2016 - Written by Editor

B343690A-F804-46D7-8074-76C3399901F1_cx0_cy6_cw0_w987_r1_s_r1Boolsika magaalada Orland ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ku dhawaad 20 qof lagu dilay weerar ka dhacay baar habeenkii lagu caweeyo.

Waxa ay xaqiijiyeen in ninkii geystay weerarkaasi oo hubeysan ay uu afduub u qabsaday dad, isaga oo sidoo kale rasaas ku furay booliska ka hor inta aan la toogan.

In kabadan afartan qof oo dhaawac ah ayaa la geeyay cusbitaal. Booliska ayaa baaraya in weerarkaasi uu ahaa mid argagixiso iyo in kale.

Waxa ay sheegeen in ninkaasi dableyda ah oo la rumeysan yahay in uu kaligii ahaa uusan ka mid ahayn dadka deegaanka.

BBC
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online