Fariinta Facebook-ga Sh Maxamuud Maxamed Xalliike[Videa-ga]

June 19, 2016 - Written by Editor

xaliikeLaascaanood:-Shiikh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed isla markaana fadhsiigu yahay gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa  fariin u diray dhalinyarada Soomaaliyeed oo qarnigan lagu jira ay aad ugu mashquuleed baraha lagu wada xidhiidho sidaa Facebook, Twitterka. Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike ayaa sheegay in Bisha Barkayasan ee Ramadaan ay tahay in la marti sooro martida ka timid xag Alle oo uu ula jeeday bishan barakaysan ee Raamdaan.

Hoos ka Daawo  Fariinta Facebook-ga Sh Maxamuud Maxamed Xaliike 

En Mawliid Isma Haradigeed
Lascaanood,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online