Madaxweynaha Turkiga Receb Tayyip Erdogan yo wafdi la socda oo gaaray magaalada Muqdisho

June 3, 2016 - Written by Editor

turkish-presidentMuqdisho:-Madaxweynaha dalka Turkiga Receb Tayyip Erdogan ayaa goor dhaw diyaaradii waday waxaa ay ka soo degtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Abdulle Cismaan ee Magaalada Muqdisho.  Madaxweynaha dalka Turkiga Receb Tayyip ayaa Garoonka Waxaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud  iyo Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdirashid Cali Sharmaake.

Madaxweynaha dalka Turkiga Receb Tayyip  ayaa mark uu soo gaaray garoonka Aadancadde waxaa uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan cidanka dowladda Federaalka Soomaaliya waxaan uu si xushmada ku dheehan tahay u salaamay madaxdii Soomaaliyeed ee ku soo dhaweysay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan ee Magaalada Muqdisho.

Waa markii labaad oo uu  Madaxweynaha dalka Turkiga Receb Tayyip uu safar u yimaado magaalada Muqdisho tas oo ku tusinaysa sidda dowladda Turkiga ay u doonayso in ay wax la qabto dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo dagaalo iyo colaado ay halakeeyeen.

Madaxweynaha dalka Turkiga Receb Tayyip ayaa waxaa uu ka qayb geli doonaa munaasabadad xariga looga jarayo Safaaradda Turkiga uu ka dhisay magaalada Muqdisho oo si heer sare ah loo dhisay loona qalabeeyey

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online