Midowga Maraakizta Soomaaliyeed ee Denmark oo Tahniyad u diraya Muslimiinta

June 5, 2016 - Written by Editor
13230288_10204739479327088_4696821017842104601_nCopenhagen:Maamulka Midowga Maraakizta Soomaaliyeed ee Denmark, waxay guud ahaan  ummadda muslimiinta ah,gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu tahniyadaynayaan bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
waxayna ilaahay (SW) ka baryayaan inuu ina waafajiyo bishan khayrkeeda inagana dhigo kuwa ka faa’iidaysa.
Midowga Maraakizta ee Denmark waxay ugu baaqayaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba
inay ka shaqeeyaan midnimada iyo xoojinta walaaltinimada bulshada. Waxay kale oo ugu baaqayaan in wadamada
qurbaha maraakizta ku yaal ay midoobaan oo meel isugu geeyaan caqligooda, cilmigooda, cududooda iyo , midnimadaas ayaana lagu gaarayaa in lagu xaqiijiyo maslaxad badan.

Ugu Dambayntiina waxaan Allaah Ka Baryaynaa Ummada Soomaliyeed meel walba oo ay ku noolyihiin in Bisha Ramadaan uu uga dhigo Bil Nabad galyo iyo Xasilooni

Gudooyimaha Midowga Maraakista Somaaliyeed ee Danmark
Said Hassan Jama

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online