Mu’assasada Al-Karam faraceeda Laascaanood oo hambalyo u direysa Sh.Xirsi Aadan Maxamed

June 29, 2016 - Written by Editor

20150616_102331Laascaanood:-Bahda Muasasada Dacwada iyo horumarinta Al-Karam faraceeda Laascaanood,bahda Machadka Al-furqan,Kulliyadda Shareecada iyo daraasaadka islaamka jaamacadda Nugaal,Golaha Ardayda ka baxday machadka alfurqan Lascanod dhammaan waxay hambalyo iyo duco udiryaan gudoomiyaha dacwada gobolka sool,kana mid ah macalimiinta machadka Alfurqan iyo jaamacadda Nugaal Sh.Xirsi Aadan maxamed iyo marwo naciima Khadar aadam oo meherkoodu ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta G/sool,waxayna alle uga baryayaan inuu isu barakeeyo ubad khayr qabana kala siiyo.

waxa diraya hambalyada:
Sh.C/naasir X.axmed Yuusuf
sh.yuusuf Haybe Ibraahim
Sh. Bashiir Ibraahim Sugulle
Dr.C/rashiid Yuusuf Maahir
sh.c/naasir X.maxamed cali ( Faraaid)
Sh.maxamed Sh.adem Weli
Sh.jaamac Yaasiin Warsame
Sh.axmed Suleiman Ismaaciil
sh.maxamed Maxamuud Faarax ( Sidiiq)
Siciid Musse X.nuur
Cali C/casiis Maxamed
mr.C/naasir Maxamed Barre ( Abuu shaybe)
Dr.Axmed Jaamac Ismaaciil Mire
Sh.Maxamuud Salaad Warsame
Aadan C/laahi X.Axmed
C/qani Maxamed Oogle
C/dalle Axmed Maxamed Sancad
G.c/qani Haybe Maxamuud
Maxamed C/laahi Faarax
C/salaan Sh.aadam Cilmi Siciid
C/weli Maxamed Cali
C/qaadir Maxamed C/laahi
Maxamed Barre Cali
Mowliid Cumar Jaamac
C/qani Jaamac Saalax
C/risaaq Maxamed Sugulle
Isxaaq Maxamuud Salaad
Ahmed Said Bile.

Ahmed Said
halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online