Warbixin Gaar ah: Geerida Laba Dr. Shahiid.[Dhagayso]

June 27, 2016 - Written by Editor

0BEA2279-137E-4DE2-A113-C1680AD6B18E_cx0_cy27_cw0_w987_r1_s_r1Muqdisho:-In ka badan 20 qof oo ku dhintay qaraxii maalintii Sabtidii ka dhacay Muqdisho waxaa ka mid ahaa Dr. Ducaale Maxamed Aadan Shahiid. Aabihiis Maxamed Aadan Warsame Shahiid, waxa uu isna ka mid ahaa dhakhaatiirta ugu caansan Soomaaliya kaalin weyna ka qaatay soo noolaynta caafimaadka iyo waxbarashada ee dalka oo isna ku geeriyooday qaraxii hoteel Shaamo ee sanandkii 2009-ka.

Jaamacadda Banaadir oo labada dhakhtar ee ka baxeen ayaa sheegtay in sida ugu wanaagsan ee lagu xusuusaan karo Dr. Ducaale Shahiid iyo Aabihiis ay tahay sii wadista hawshii ay bulshada u hayeen ee caafimaadka iyo waxbarshada.

Hoos ka Dhagayso Haaruun Macruuf ayaa warbixintan noo diyaariyey.

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/06/27/761b30a3-6fc4-4d87-abd0-26126d463069.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online