Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo soo gaaray Boosaaso (Masawiro)
June 11, 2016 - Written by Editor
Boosaaso:-Waxaa galabta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ka dib howl caafimaad uu u tagay dowlada Jabuuti waxaana si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso.
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ) ayaa ku dhaawacmay is-rasaasayntii ka dhacday magaaladda Bosaaso ee xarunta Gobalka Bari taas oo dhexmartay taliyaha ciidanka Birmadka iyo taliyaha Booliska Puntland .
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa sheegay in uu caafimaadkiisa wanaagsan yahay wuxuuna ugu baaqay shacabka Puntland in ay ku faro adeygaan amaanka lana shaqeeyaan laamaha amaanka .[nggallery id=1659]
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

