Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland Dr Cali Xaaji oo laga waraystay arrimaha doorashooyinka 2016.[Daawo]
June 29, 2016 - Written by EditorNairobi:-Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu ka hadlay arrimaha Soomaalya gaar ahaan oorashada 2016 iyo qaabka lagu soo xulay xildhibaanada ka imaaaya aqalka hoose iyo kan sare iyo weliba dhismaha Guddiyada Heer Faderaal & Dawlad gobolleedyada.
Hoos ka Daawo waraysiga Tv-ga Puntland la yeeshay Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji
M_M_Deeq
Halgan.net