Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka digay xil ka qaadista Madaxweynaha Gal-Mudug
(January 10, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacada degaanada Dowladda Gobolleedka Gal-Mudug oo horu

(January 10, 2017)
Qandala:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maalinimadii shalay 09 January 2017 safar bada ah ku tegey degmada qandala ee gobolka Bari iyago

(January 10, 2017)
Muqdisho:-Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdkarin Xassan Guuleed ayaa lagu sheegay in xaalad deg deg ah lagu soo rogay deegaanada Gal-Mudug ka dib markii saaka ay Xildhibaanad Madaxweynaha Gal-Mudug oo sharci daro ku tilmaamay xil ka qaadis ay ku sameeyeen Baarlamaanka Gal-Mudug.[Dhagayso]
(January 10, 2017)
Muqdisho:-Dowlad Goboleedka Gal-Mudug waa Dowlad Goboleed hay’ada heeda dowligaa ay ku dhisan yihiin sharci iyo dastuur ay samey steen dad weynaha ree Gal-Mudug. Maamulka Gal-Mudug wuxuu u taagan ya

(January 10, 2017)
Muqdisho:-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Gal-Mudug Xareed Cali Xareed ayaa saxaafadda u sheegay in Xildhibaanada maamulka Gal-Mudug ay xil ka qaadis ku sameeyee ka dib markii mooshin la Dowro Sharci ah oo lagu soo Afmeray magaalada Stockholm [Masawiro +Video]
(January 9, 2017)
Stockholm:-Waxaa idiin soo gudbineynaa dowro sharci ah oo lagu soo afmeeray magaalada Stockholm caasimada dalka Sweden.Dowro sharci ah waxaana soo qabanqaabiyey Masjidka Al Nuur ee magaalada Stockholm

(January 9, 2017)
Qandala:-Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamad Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaminayo ayaa galabta gaaray degmada Qandala ee gobolka Bari. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ay doonyo ka raaceen ma Madaxweynaha Puntland oo socdaal ku tegaya saaka degmada Qandala ee Gobolka Bari
(January 9, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta oo isniin la filayaa in ay safar shaqo ku gaari doonaa magaalada Taariikhiga ah ee Qandala ee Gobolka Bari, oo dib ugu soo noqotay Taliyaha ciidanka badda Puntland ee PMPF oo ka hadlay howlgal ay ciidanka Puntland ku qabteen 2 doonyood.[Dhagayso]
(January 8, 2017)
Garoowe: Taliyaha guud ee ciidanka badda dowladda Puntland ee PMPF Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir waxaan uu ka waramay howl gal ay ciidanku

(January 8, 2017)
Muqdisho:-Musharixiinta u taagan qabashada xilka gudoonka baarlamaanka ayaa maanta waxay ka jeediyeen khudbado golaha Baarlamaanka iyaga soo bandhigay waxqabadkooda .Xildhibaanada baarlamaanka dowladd
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|