Qarax ka dhacay Xarunta hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho

January 4, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaa maanta mar kale ka dhacay magaalada Muqdisho qarax  baabuur oo ka dhacay garaash ku dhex yaalla xarunta hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho waxaan ku dhaawacmay 4 ka mid ah shaqaalihii  llaalinayey xarunta UNDP ee Qaramada Midoobay. Qaraxa ayaa waxaa lagu xiray gaari laga leeyahay UNDP waxaa la dhigay  goob la dhigo baabuurta lga leeyahay hay’adda UNDP waxaa uu qaraxu burburiyey baabuur taalay Gawaari laga leeyahay hay’adda UNDP.

4 qof  ee uu dhaawac ka soo gaaray qarax ayaa waxaa ay ahaayeen dhamaantood ilaalada gaarka ah ee hay’adda Qaramada Midoobay ee UNDP waxaan la soo sheegay in mid ka mid ilaalida uu dhaawiciisu yahay mid culus.

Ciidamada nabadsugida ee dowladda Fdereaalka Soomaaliya NISA ayaa tegay gaarishkii ay yaaleen baabuurta eee qaraxu ka dacay waxaan ay soo xireen dad gaaraya ilaa 9 qof oo ay hada baaritaan ku socdaan.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,073 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>