Culumada Soomaaliyeed ee ku sugan Puntland oo baaq u diray Xildhibaanada JFS (Daawo)
(February 6, 2017)
Boosaaso:-Culimada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa talooyin iyo baaq u soo jeediyey xildhibaanada JFS iyo xubnaha labada Aqal ka dib markii ay nadwo ku qabteen

(February 6, 2017)
Boosaaso:-Shirkadda Golis Telecom ayaa maanta ku wareejisay guddiga Abaaraha Puntland Lacag gaaraysa labo boqol iyo konton kun oo dollar ($250,000) taas oo loogu talagalay dadka ku dhibaataysan abaara

(February 6, 2017)
Waxaa magaalada Muqdisho hadda ka socota Dooda musharaxiinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha JFS taas la filayo in ay ka dhacdo oo ka dhaceysa xarunta Villa Hargeysa. Musharixiinta ayaa horey u soo g Dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta oo maanta la soo Afmeeray
(February 5, 2017)
Waxaa maanta lagu soo afmeeray xarunta golaha shacabka ee JFS dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana maanta khudbeeeyey ilaa 9 Musharax oo mid walba uu

(February 5, 2017)
Garoowe:-Shabakada Wararka Halgan.net ayaa wareysi la yeelatay Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika Sh Aden Sh Doon Cali waxaana ay ka xogwareysatay Xaalada Jaamacada Bariga Afrika iyo Horumarka balaar

(February 4, 2017)
Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka JFS , ayaa maanta markii labaad waxaa ay dhageysteen Khudbadaha ay jeedinayaan Murashaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha Soomaalya. Musharaxiinta a Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(February 3, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Akhlaaqda wanaag Quraanku waa salka iyo baarka, bilowga iyo dhammaadka aqoonta ! W/Q Sh Dr. Abdulqani Hussein-Beder
(February 3, 2017)
Dhacdooyinka ummadihii hore ee quraanku soo tebiyey waa dhigaalka taariikheed ee ugu kalsoonida badan adduunka, Sida cilmiga la yidhaahdo “cilmal Isnaad” ee axaadiista Nebiga lagu shaandheeyeyba u

(February 3, 2017)
Boosaaso:-Kulan aqoonedkan loo qabto kamid ah ardayda dugsiyada sare ee magalada bosaso ayaa ah mid laqabto xilliga fasaxa teeramka. Ayadoo ay kasoo qayb galeen ku dhowaad 5School iyo in ka badan 75 a Rai’isul Wasaare Sharmarke oo soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ku saabsan soohdinta Badda
(February 2, 2017)
Muqdisho:-Rai’isul Wasaarahaha Jamhuuriyadda Federaalka Soonaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ku saabsanaa Soohdint
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|