Waraysi gaar ah oo ku saabsan Jamaacada Assaadicuuna Bil xaq oo uu Sh Axmed Cabdisamed siiyey wargeyska Ilays (Qeybta 1aad)
(April 19, 2017)
Boosaaso:-Waa waraysi gaar ah oo ku saabsan Jamaacada Assaadicuuna Bil xaq oo uu Sheekh Axmed Cabdisamed siiyey wargeyska Ilays (Qeybta 1aad)waxaan uu Sheekhu uga waramayaa xiliga ay kooxdaan bilaabta
Ilaalinta Midnimada Ummadda iyo Nidaamka Waa Waajib diini ah” Dr.Sh.Aadam iyo Sh Axmed Cabdisamed.[Video]
(April 19, 2017)
Boosaaso: Waa darsigii xalay uu ka jeediyey Nadwo diini ah oo ka socotay Masjidka Rowda ee magaalada Boosaso Dr.Sh.Aadam Sh. Cali,  Nadwada ayaa xalay gashay habeenkeedii 4aad ayaa uu Sheekhuka jeedi
Boqor Burhaan oo Qado sharaf u sameeyey Culimo Nadwo Diini ah ku qabtay magaalada Boosaaso iyo Waxgarad kale[Masawiro]
(April 19, 2017)
Boosaaso:-Boqor Burhaan Boqor Muusse ayaa hoygiisa magaalada Boosaaso qado sharaf ugu sameeyey culimo soomaaliyeed oo dalka dibadiisa iyo gudihiisa isaga kala timi , kuwaas oo Masjid Rowda ee magaalad
Nadwadii Boosaaso ka socotay oo uu Sh C/Wahaab Sheekh uu si xeel dheer uga hadlay Bilowgii Takfiirka.[Daawo Video]
(April 18, 2017)
Boosaaso:-Waxaa su'aalo iyo jawaabo oo ay culimada ka qayb galaysa Nadwada Boosaaso ee ka socota Masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso ay wiidiiyeen dadweynaha ka soo qayb galay nadwada waxaan culimada
Nadwo cilmiyeedii ka socotay Magaalada Boosaaso oo gashay Habeenkeedii 4aad.[Masawiro]
(April 18, 2017)
Boosaaso: waxaa caawa gashay habeenkeedii afaraad nadwo cilmiyeedii diiniga ahayd ee ka socotay magaalada Boosaaso, gaar ahaan masjidka wayn ee Al-rowda. Darsiga caawa ee nadwada ayaa cinwaan kiisu ah
Madaxweeynaha Puntland oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Gaalkacayo kadib shirkii Madaxdda JFS (Masawiro)
(April 18, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug, kadib shirkii
Tartankii Qu,aanka Kariimka ee Stockholm waxaa ku guuleystay Axmed Muxamed Sh. Xambali
(April 18, 2017)
Stockholm:-Axmed Muxamed Sh. Xambali Xaaji C/Suldan, ayaa ku guulaystay tartarka xifdiga Qur'aanka kariinka ah Kaasoo ka dhacay magaalada Stockholm ee caasimadda Wadanka Swedan markay Taariikhdu ahayd
Hay,adda HARO oo deeq gaarsiisay in ka badan 2,000 oo qoys deegaanada Puntland (Masawiro)
(April 18, 2017)
Hay,adda HARO ayaa 09-kii ilaa 14 bishaan ka qeybinaysa deegaano ka tirsan Gobolka Mudug deeq raashin iyo biyo ah  oo ka timid dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka, waxaana la gaarsiiyay de
Mu’tamarkii islaamiga ahaa ee15aad oo lagu qabtey Oslo, oo shalay la soo gabagabeeyey.[Masawiro]
(April 17, 2017)
Oslo:-Mu'tamarkii islaamiga ahaa ee15aad oo lagu qabtey magaalada Oslo, Norway 13kii ilaa 17kii bishan april ayaa shaley lasoo gabagabeeyey. Waxa mu'tammarkaa oo uu cinwaankiisu ahaa تعالوا نؤ
Nadwadii ka socotay magaalada Boosaaso oo gashay habeenkii 3aad [Dhamaad]
(April 17, 2017)
Boosaaso:-Daawo Live Nadwo cilimiyeedii 15aad oo gashay habeenkii 3aad waxaana ay ka socotaa  caawa magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Nadwo cilmiyeed cinwaan looga dhigay (لأمة بين م

« Previous PageNext Page »