Madaxda DFS iyo Madaxda Maamul gobaleedyada oo Warmurtiyeed soo saaray
(April 17, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxda DFS iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah Dawladda Fadaralka ayaa maanta 17 April 2017 ku guulaystay inay kasoo saran kulan koodii qodobo
Nadwadii ka socotay magaalada Boosaaso oo gashay Habeenkeedii Labaad (Daawo)
(April 17, 2017)
Boosaaso:-Nadwadii ka socotay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa waxaa ay gashay xalay habeenkii labaad taasoo ka socotay Masjidka Weyn ee Rawda. Ciwaanka muxaadarada ayaa caawa waxa loog
Sh Daahir Aw-Cabdi oo ka hadlay Xaqiiqda dhabta ah ee kooxda Al_Saadicuun_Bil_ Baqi.[Video/Masawiro]
(April 16, 2017)
Boosaaso:-Waxaa caawa gashay habeenkii 2aad Nadwo cilmiyeed dini ah oo sanadle ah kana socota Masjidka weyn ee Rowda ee magaalada Boosaaso , Darsiga caawa ayaa waxaa jeediyey Sh Daahir Aw-cabdi waxaan
R/wasaaraha iyo Madaxda Maamul-goboleedyada oo warbixin ka dhageystay Guddiga Gurmadka Abaaraha (Masawiro)
(April 16, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur-Galbeed, , Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug, Hirshab
Nadwo Cilmiyeedkii 15-aad ee Sannadlaha ahaa oo caawa ka bilaabatay Masjidka Rowda ee Boosaaso[Masawiro]
(April 15, 2017)
Boosaaso:-Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 15/4/2017 ka bilowday Masjidka weyn ee Al-Rawda Nadwo Cilmiyeedkii 15-aad ee Sannad laha ahayd oo ka dhici jirtay magaalada Boosaaso, Nadwadaan oo ciwaankeedu
Maamulka Gobolka Nugaal oo amar ka soo saaray ururka Al-saadicuuna Bil-xaq.[Dhagayso]
(April 15, 2017)
Garoowe:-Kulan ay iskugu yimaadeen maamulka Gobolka Nugaal, Saraakisha Ciidanka Booliska iyo Maxkamada ciidanka qalabka sidda ee 5-ta Gobol ayaa waxaa laga soo saaray amar lagu mamnuucayo urur cusub e
Halgan.net oo Live u tabin doona Nadwo Ka bilaaban doonta Caawa Boosaaso [Dhamaad]
(April 15, 2017)
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee ku nool dunida dacaladeeda in ay ka bilaaban doonto caawa magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Nadwo cilmiyeed cinwaan looga dhigay (لأمة
Madaxweynaha Puntland oo Kulan la qaatay Ambassador Michael Keating (Masawiro)
(April 14, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay magaalda muqdisho gaar ahaan xafiiskiisa wakiilka qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soo
Xaqiiqada Kooxda.( Al-saadicuuna Bil Xaq ) Sh Maxamed Cabdi Umal.[Video Q 1aad -2aad]
(April 13, 2017)
Nairobi:- Waa muxaadarado uu Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abuubakar Sadiiq ee 6ka ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Keny waxaana uu Sheekhu uga hadlay Muxaadaro Ciwaankeedu yahay (
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho (Masawiro)
(April 13, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii danbe 13 April 2017 si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Muqdisho ee caasimada

« Previous PageNext Page »