DIFAACA DIINTA MIYAAN LOO SINAYN? W/Q Sheekh Mukhtaar Axmed
(April 13, 2017)
HORUDHAC بسم الله الرحمن الرحيم. الحمد لله وكفى والصلاة والسلام على رسوله الأمين وعلى آله وصحبه أجمعين.. Allaah Weynaaye, w
Nadwo cilmyeedkii 15aad oo diini ah looguna magac daray ” الأمة بين معوقات الاصلاح ومقوماته oo lagu qaban doono Boosaaso
(April 13, 2017)
Boosaaso:- Akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net waxaa ku wargalineynaa in maalinta Axadda oo ay taariikhdu tahay 16-04-2017 ay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ay ka bilaaban doonto Nad
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo (Masawiro)
(April 12, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 12 April 2017 Dalka dib ugu soo laabtay kana soo degey magaalada Gaalkacayo ee xarunta gob
Uurdoox 12 Mashruuca Islaamka ee Somalia W/Q Sh Dr C/raxmaan Sh Cumar
(April 12, 2017)
Walaalaha waxaan uga cudur daaranaa hakadkii galay taxanihii Uurdoox duruufo ii gaar ah awigeed, waxaan rajeeynaa in dhameeystiro kana dhigo buug ay akhristaan facyaasha soo socdo ugana faa'iideey sta
Ogeysiis Muxaadaro ”Daaha oo laga faydo Xaqiiqada Kooxda ( Al-Saadicuuna Bil Xaq) Sh Umal
(April 11, 2017)
Nairobi:- Waxaa la ogeysiinayaa Dhammaan Bulshada ku dhaqan magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafada islii iyo Nawaaxigeeda in la qaban doono Muxaadaro Ciwaankeedu yahay ( daaha oo laga faydo xaqiiqada ko
Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay kooxda Takfiirka ah ee Saaciduun Bil Xaq [Akhriso]
(April 11, 2017)
Muqdisho:-Culima udiinka Soomaaliyeed oo saaka saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay bayaan ka soo saareen koox diineed cusub oo dhawaan looga dhawaaqay dalka Masar iskuna magacaabay
Ra’iisul Wasaaraha JFS Xassan Cali Kheyre oo kormeer ku tagey Dekadda Muqdisho.[Masawiro]
(April 11, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho, si uu ugu guur galo hannaanka
Hay’ada Haro Oo Biyo Dhaamis Iyo Raashin Qabin Kasamaysay Gobolka Sool (Masawiro)
(April 10, 2017)
Hay’ada haro oo kashaqasa  gargaarka dadka somali ayaa mudoo inkii danbe waxay waday olole ay ugu gurmanayso dadka abaartu saamasay . Hay’ada haro ayaa todobaadkaan waxay kujirtay olole balaar
Qarax Lagu Dilay Askar oo ka Dhacay Warshaddii Hore ee Nacnaca ee Muqdisho (Dhageyso)
(April 10, 2017)
Saraakiisha milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in qof ismiidaamiyey uu weerar ku qaaday xero milatariga lagu tababaro, oo ku taalla duleedka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, halkaasi oo as
Qarax Khasaaro badan geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
(April 9, 2017)
Muqdisho:-Warar dheeraad ah ayaa waxaa ka soo baxaya qarax duhurkii maanta ka Agagaarka Wasaaradda G/dhiga ee DFS waxaana qaraxaas loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Qaraxa ayaa

« Previous PageNext Page »