Shirka Golaha Wasiirad oo war ka soo saaray Kooxda Takfiirka is qariya ee Al-Saaciduun (Akhriso)
April 6, 2017 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Wasiirada ee dowlada Puntland ayaa waxaa looga hadlay khatarta kooxda Takfiirka is qariya ee la baxay Saaciduun Bil Xaq waxayna Maamulka Puntland sidoo kale baaq u direen madaxda JFS iyo Maamulada kale ee dalka in meel looga soo wada jeesto kooxdan cusub ee Takfiirka isqriya .
Waxaa kale oo shirka golaha wasiirada looga hadlay xaalada Amniga, Abaaraha, iyo Ansixin Xeerar taabanaya xuquuqda askarta.
no images were found
M_M Deeq
Halgan.net