Wasaaradaha arrimaha gudaha Puntland oo ay ka soo baxeen amaro lagu sugayo amniga Boosaaso.[Akhri]
April 30, 2017 - Written by EditorBoosaaso:- Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo hormarinta reer miyaga dowladda Puntland ayaa waxaa ay soo saartay Amaro lagu xaqiijinayo Amniga guud Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka bari. Amarka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa waxaa uu la xiriiraa in tiro koob lagu sameeyo baabuurta , bixinta taarikooyinka ,in dowladda hoose xakamayso bixinta ruqsadda gaadiida iyo amaro kale.
Hoos ka eeg warsaxaafeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo hormarinta reer miyaga dowladda Puntland. no images were found no images were found no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net