Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS iyo Galmudug oo isla meel dhigay waqtiga ay dhacayo doorashada Gal-Mudug
April 8, 2017 - Written by EditorCadaado:-Wasiirka arrimaah gudaha Federalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid (Juxa) iyo madaxweyne ku xigeenka Gal-Mudug, Maxamed Cabdiqaadir Xaashi (Carabey) ayaa heshiis ka gaaray waqtiga loo asteeyey doorashada madaxweynaha maamulka Gal-Mudug in ay dhacdo waxaan la isku raacay in 30 April ay doorashadu dhacdo inta ka horaysan hishiis laga gaaro khilaafka u dhexeeya Gal-Mudug iyo Maamulka Gobollada dhexe ee hadda gacanta ku haya degmada Dhuusamareeb iyo deegaano kale.
Hoos ka akhriso qodobada ay wada gaaren maamulka Gal-mudug wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Saciid (Juxa) no images were found
A/cawaale
Halgan.net