Maamulka Bakool: Ciidan uma Dirin Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur.[Dhagayso]

June 30, 2017 - Written by Editor

Bakool:-Guddoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa beeniyey warar sheegaya in maamulkiisu ay ciidan u direen deegaan uu ku sugan yahay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo horey uga tirsanaa Al-Shabab dhowaana Maraykanku ka saaray liiska dadka argagixisada ah ee sida weyn loo doonayo. Maxamed Cabdi Tool ayaa sheegay inaan maamulka Gobolku weli go’aan ka gaadhin in ciidamo loo diro Abu Mansuur iyo in kale.

Hoos ka Dhagayso Haaruun Macruuf ayuu uga warramay xaaladda deegaankaas ee xilligan.

VOA

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online