Daawo Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo Cilmiyeed oo lagu soo Afmeeray Qardho
August 9, 2017 - Written by EditorQardho:-Nadwo cilimiyeed lagu qabtay Masjid Cumar Binu Khadaab magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sanadkan looga hadlay mowduuc balaaran oo loogu magac daray Diintu waa naseexo waxana nadwada sanadkan ka qaybgalay culumida ugu waawayn Puntland iyo guud ahaan Soomaliya.
Nadwo cilmiyeedkan oo socotay mudo sadex habeen ah ayaa waxa laga jeediyay muxaadarooyin kala duwan
Nadwada sanadkan 2017 waxa ka qaybgalay culimo ay ka mid yihiin.
1. Sh. Daahir Aw-Cabdi
2. Sh. C.naasir Xaaji Axmed
3. Sh. Xasan Maxamed Muuse (Sh Xasan Bookh)
4. Sh. C.raxmaan Bukhaari
5. Sh. Maxamed Axmed Faarax (Sh Dabiix)
6. Sh. Axmed Faarax Garaase
7. Sh. C.shakuur Aadan Faarax.
Waxaana looga hadlay muxaadaraadka arimaha kala ah.
1. Dacwadu waa Risaalada qof kasta oo muslim ah
2. Kafogaanshaha diinta islaamka iyo sababaha keena.
3. Fadliga wax ku bixinta wadada ilaahay.
4. Tarbiyada Caruurta.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2266″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails
Hoos ka Daawo Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho.
1. Dacwadu waa Risaalada qof kasta oo muslim ah Sh C/naasir Xaji Axmed
2-Kafogaanshaha diinta islaamka iyo sababaha keena. Sh C/raxmaan Bukhaari.
3-Fadliga wax ku bixinta wadada ilaahay.Sheekh Maxamed Axmed Faarax (Sh Dabiix)
4-Tarbiyada Caruurta Sheekh Cabdi Shakuur Aden
Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta dhawaan Muxaadaraadka oo dhamaantood MP3 ah Inshalaah
Halgan.net
Qardho.
]
]
]
]