DFS oo Go’aan Ka Gaartay Khilaafka Siyaasadeed ee Maamulka Hirshabeelle
August 20, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa cadeysay mowqifkeeda ku aadan Khilaafka Siyaasadeed ee muddooyinkii dambe ka dhex aloosan kana taagnaa Maamulka Hirshabelle.
Wasaaradda arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in ay qadarinayaan go,aanka Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle waxay ku baaqaday DFS qabashada Doorasho Madaxweyne Hirshabeelle
Madaxweyanaha Maamulka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyey madaxada DFS in ay ka shaqeeyeen burburka Maamulka Hirshabeelle isaga oo shalay gaaray magaalada Muqdisho kulamana la qaatay xubno ka tirsan beesha Caalamka.
Hoos ka Akhriso wareegta ay soo saartay wasaarada arimaha gudaha ee DFS .
no images were found
A/Cawale
Halgan.net