Nadwo diiniya oo xalay ka bilaabatay magaalada Berbara (Masawiro)
(January 20, 2018)
Berbara:- Waxaa xalay si habsami leh uga bilaawday magaalada Berbara Nadwo cilmiyyeedkii sedaxdaad taas oo la qabto sanad walba waxaana lagu qabatay Masaajidka Shide Yare Berbera . Xalay waxaa Muxa
Nadwo ka socotay Kismaayo oo la soo gaba gabeeyey iyo bayaan laga soo saaray.[Masawiro]
(January 19, 2018)
Kismaayo:-Waxaa caawa si rasmi ah loo soo gabagabeeyey Nadwo cilmiyeed diini ah oo mudo usbuuc ah ka socotay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaan Nadwadaan ka qayb galay qaar ka
Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Guriceel.[Masawiro]
(January 19, 2018)
Guriceel:-Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo  ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey gaaray Degmada Guraceel ee gobolka Galgaduud.  Wafdiga Madaxwey
Madaxweyne Farmaajo “Dhulka dowladda lama hibeyn karo, lama bixin karo, lamana wareejin karo”
(January 19, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho. Mada
Nadwo Cilmiyeed si habsami leh uga socota magaalada Kismaayo (Masawiro)
(January 18, 2018)
Mu,tamarkii 1aad ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa si habsami leh u socda waxaana aad u soo camiray Nadwada dadweynaha ku dhaqan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose. Culumada ayaa waxaa
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo dib ugu soo Laabtay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.[Masawiro]
(January 18, 2018)
Garoowe:-Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Dhuuso-Mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa caawa oo ay taarikhdu tahay 18 Januaray 2018
Heshiis Gal-Mudug iyo maamulka Gobollada dhexe oo ka furmay Dhuuso-mareeb.[Masawiro]
(January 18, 2018)
Dhuuso-mareeb:-Magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug ayaa saaka waxaa ka furmay shir lagu dhameystiryo heshiisyo ay horay u wada gaareen maamullada Galmudug iyo maamulka Gobollada dhex
Shir Culimada Somalia uga socda Kismaayo oo laga waraystay Sh Bashiir Axmed Salaad[Dhagayso]
(January 18, 2018)
Kismaayo:-Qaar ka mid ah culumaa'udiinka Soomaaliya ayaa ku shirsan magaalada Kismaayo, shirkaas oo dhowr maal mood halkaas ka socon doono. Inkastoo waayadan la hadal-yey in ay culumadan arrimo siyaas
Madaxweynaha oo bogaadiyay kaalinta culumada iyo dhallinyarada ee hawlaha dib u heshiisiinta Gal-Mudug
(January 18, 2018)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku ammaanay culumada
Ogaysiis Muhiim ah:-Nadwo Cilmiyeed ka bilaaban doonta magaalada Berbera.
(January 17, 2018)
Berbara:- Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bulshada ku dhaqan Magaalada Berbera iyo nawaaxigeeda in Nadwo Cilmiyeedkii sannadlaha ahay ay ka bilaaban doono magaalada Berbara 20/1/2018 Habeenka sabtidu soo

« Previous PageNext Page »