![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/5I2A9352-1.jpg)
(January 10, 2018)
Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiwe Maxamed Cali Gaas iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 10 jan-2018 ayaa waxaa si diiran loogu soo dhawee Saraakiisha Danab oo sheegay in ay dileen 2 Sarkaal oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab.
(January 10, 2018)
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen Saraakiil ka tirsan Al-shabaab kadib howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen degaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan oo Ciidamada JFS iyo kuwa AMISOM oo howlgallo ka wada Gobalka Hiiraan
(January 10, 2018)
Ciidamada Milateriga ee JFS iyo kuwa AMISOM, gaar ahaan Ciidamada Itoobiya ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab waxay ka wadaan deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo ay ku sugnaayeen kooxda Al-S
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/IMG-20180110-WA0045-1024x767.jpg)
(January 10, 2018)
Qardho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar , Wafdiga uu hogaaminayo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/5I2A3208-1.jpg)
(January 10, 2018)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartay warsaxaafadeed ku aadan colaada ka aloosan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxaan ay ku baaqeen in si deg deg ah loo joojiyo colaaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/21a1-1-638x851.jpg)
(January 10, 2018)
Qardho:-Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowlad Puntland Dr.Cabdi weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa la filayaa saaka in ay safar shaqo ku ga
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/26221209_1582054605212345_2237270387173201046_o.jpg)
(January 9, 2018)
Garoowe:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta khudbad u jeediyey ardayda wax kabarata jaamacdaha Puntland ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan ka qa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/5I2A3901.jpg)
(January 9, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09-Jan-2018 hoolk shirarka ee Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Garoowe kula kulmay boqollaal arday ah oo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/5I2A3747.jpg)
(January 8, 2018)
Madaxwaynaha dawladda DF ee soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr .Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weliba Madaxwayne ku xigeenka Dawladda Puntland ayaa waxaa maa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/5I2A3679-1.jpg)
(January 8, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Golaha Wakii
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|