DFS oo soo dhoweysay baaritaanka dilkii Wariye Jamal Khashoggi
November 17, 2018 - Written by EditorMuqdisho:-Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada dowlada Federalka Soomaaliya ayaa waxay DFS ay soo dhaweysay baaritaankii dowalada Sacuudi Carabiya ay ka soo saartay dilkii wariye Jamaal Khashoggi.
[ngg src=”galleries” ids=”2838″ display=”basic_thumbnail”]
M_M Deeq
Halgan.net