Puntland oo Hambalyo u dirtay guushii Ilhan Omar, Mohamed Nuur iyo Hodan Hassan
November 8, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Dowladda Puntland ayaa waxaa ay hambalyo iyo bogaadin u dirtay Ilhan Omar , Mohamed Nuur iyo Hodan Hassan oo guul ka soo hoyey doorashadii ka dhacday dalka Maraykanka , Dowladda Puntaldn ayaa waxaa kale oo ay bogaadisay sidda isku duubnida ah ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka ay u muujiyeen isku duubni.
Hoos ka Akhriso Puntland oo Hambalyo u dirtay guushii Ilhan Omar,Mohamed Nuur iyoHoan Hassan
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net