Dr. Cali Ciise Cabdi oo ku dhawaaqay in uu yahay musharax madaxweynaha Puntland.
December 30, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Dr Cali Ciise Cabdi oo ka midah siyaasi laga yaqaan dalka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolka Sool ayaa saakasi rasmi ah u shaaciyey in uu u tartami doono xilka Madax weynaha dowladdaPuntland ee doorashadu dhacayso 8-da Jennaayo 2019
Dr Cali Ciise Cabdi ayaa maalin ka hor soo gaaray magaalada Garoowe isagoo ka yimid magaalada Muqdisho waxaan shalay ilaa xalay uu kulamo la yeeshay siyaasiyin ,odayaasha dhaqanka iyo qaar ka mid ah musharaxiinta
Dr Cali Ciise Cabdi waa aqoon yahan
dhinac dhaqaalaha ah waxaan uu ka soo dhaqeeyey dalal fara badan waxaan uu
xarun ku leeyahaya dalka Itobiya balse
bilihii u danbeeyey waxaa uu ka mid ah la taliyaal dhinac dhaqaalaha oo uu dowladda
Federaalka Soomaaliya
Maxamed Abdullaahi Farmaajo magacaabay.
Dr Cali Ciise Cabdi oo hadda ku biiray murashaxiinta tirade badan ee u taagan xilka Madaxaweynaha Puntland 2019 ayaa waxaa uu ka mid ahaa siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolka Sool iyo Cayn ee lahaa fikrigii lagu aasasay maamulkii Khaatumo ee lagu dhisay degmada taleex ee Gobolka Sool.
Dhinac kale kulamo ay yeeshinmusharaxinta u taagan xilka madaxweynanimada Putland oo soo saaray warsaxaafeed ayaa waxaa ay ku sheegeen in lala shaqeeyo Taliyaha dhinac amniga loomagacaabay xiliga doorashada laganfogaado wax kasta oo fara gelin ku ah doorashada gudaha iyo dibadaba,
Hoos ka Daawoxafladii daahfurka ee murashax madaxweynahaPuntland Dr Cali Ciise Cabdi 2019
M_M_Deeq
Halgan.net