Dr. Cali Ciise Cabdi oo ku dhawaaqay in uu yahay musharax madaxweynaha Puntland.

December 30, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Dr Cali Ciise Cabdi oo ka midah siyaasi laga yaqaan dalka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolka Sool ayaa saakasi rasmi ah u shaaciyey in uu u tartami doono xilka Madax weynaha dowladdaPuntland ee doorashadu dhacayso 8-da Jennaayo 2019

Dr Cali Ciise Cabdi ayaa maalin ka hor soo gaaray magaalada Garoowe isagoo ka yimid magaalada Muqdisho waxaan shalay ilaa xalay uu kulamo la yeeshay siyaasiyin ,odayaasha dhaqanka iyo qaar ka mid ah musharaxiinta

Dr Cali Ciise Cabdi waa aqoon yahan dhinac dhaqaalaha ah waxaan uu ka soo dhaqeeyey dalal fara badan waxaan uu xarun ku leeyahaya dalka Itobiya  balse bilihii u danbeeyey waxaa uu ka mid ah la taliyaal dhinac dhaqaalaha oo uu dowladda Federaalka Soomaaliya
Maxamed Abdullaahi Farmaajo magacaabay.

Dr Cali Ciise Cabdi oo hadda ku biiray murashaxiinta tirade badan ee u taagan xilka Madaxaweynaha Puntland 2019 ayaa waxaa uu ka mid ahaa siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolka Sool iyo Cayn ee lahaa fikrigii lagu aasasay maamulkii Khaatumo ee lagu dhisay degmada taleex ee Gobolka Sool.

Dhinac kale kulamo ay yeeshinmusharaxinta u taagan xilka madaxweynanimada Putland oo soo saaray warsaxaafeed ayaa waxaa ay ku sheegeen in lala shaqeeyo Taliyaha dhinac amniga loomagacaabay xiliga doorashada  laganfogaado wax kasta oo fara gelin ku ah doorashada gudaha iyo dibadaba,

Hoos ka Daawoxafladii daahfurka ee murashax madaxweynahaPuntland Dr  Cali Ciise Cabdi 2019

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online