Gudiga Amniga Doorashada Puntland oo kulan Yeeshay

December 25, 2018 - Written by Editor

Garoowe Guddiga Amniga isugu jira Wasiiro Saraakiil Ciidan ayaa galabta waxay kulan looga hadlayo amaanka magaalada Garoowe xiliga doorashada iyaga oo ka digey hubka Sharci darada ah, iyo Musharaxiinta wata ciidanka waxayana ugu baaqeen in amniga la wada adkeeyo.

Guddiga Amniga ee loo xilsaaray adkeynta amaanka xiliga doorashada ayaa sheegay in aysan cid gaara la safneyn ayna u siman yihiin musharaxiinta cidna aan si gaara loo caburineynin waxayna warbaahinta u sheegeen in ay ka shaqeyso amniga ayna gudbiso warar xaqiiqa ah


A/Cawale Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online