Gudoomiye Baarlamaanka DFS Mursal oo Sharci daro ku tilmaamay Xariga Roobow (Daawo)

December 15, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka DFS Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay hoyga uu degan yahay magaalada Muqdisho ee Hotel Shabeel kaas oo ku dhow Garoonka diyaaradaha Muqdisho .

Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay sida ugu dhaqsiyaha badan u sii deyso Musharax Mukhtaar Roobow Cali wuxuuna ku tilmaamay xarigiisa mid sharci daro ah.

Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Maxamed Mursal ayaa sidoo kale ugu baaqay Guddiga Doorashada Maamulka Koofur Galbeed inay dib u dhigaan doorashada lagu wado inay dhacdo 19-ka bishan, si buu yiri loo helo jawi xasilloon oo xor iyo xalaal ah.

Hoos ka Daawo Shirjaraa,id uu ku qabtay Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Maxamed Mursal.

A/cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online