Mooshika laga gudbiyay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo (Akhriso)

December 9, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka DFS ayaa  guddoonka u gudbiyey mooshin ka dhan ah madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo iyaga oo ku eedeeyey inuu ka kacay qiyaano-qaran, isla markaana uu ku xadgudbay dasuurka DFS.

Xildhibaannad ka keenay Mooshinka Madaxweynaha DFS ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu si aan waafaqsaneyn dastuurka qodobka 36aad uu dowladda Ethiopia uu ugu dhiibay Cabdikarim Qaldbi-Dhagax, taasoo xad-gudub ku ah dastuurka DFS.

Xildhibaannada ayaa waxaa kale oo ay ku eedeeyeen Madaxweyne Farmaajo in uu heshiisyo iyo is-afarad qarsoodi ah la galay dowladda shisheeye, sida Ethiopia iyo Eritrea uuna wareejiyey dekedaha Soomaaliya.

Xildhibaannada ayaa sidoo kale ku eedeeyey Madaxweyne Farmaajo in uu faragelin iyo burburin ku hayo maamul-goboleedyada, sida doorashada Maamulka Koonfur-Galbeed. tirada xildhibaanada ayaa lagu sheegay 92 xildhibaan.

Hoos ka Akhriso Mooshinka laga Gudbiyey Madaxweynaha DFS Maxamed C/laahi Farmaajo.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online