Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galay Xuska 75aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska (Masawiro)
(December 20, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 75aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntlandoo looga hadlay arrimaha amniga iyo Doorashada Koonfur Galbeed
(December 20, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, arimaha
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo sheegay in laga laabtay Mooshinkii laga Gudbiyey Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
(December 20, 2018)
Muqdisho:-Qoraal goor dhow ka soo baxay xafiska Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka DFS Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu sheegay inuu meesha ka baxay Mooshinkii laga soo gudbiyey Mada
Wasiirkii arrimaha gudaha Puntland oo is Casilay (Daawo)
(December 19, 2018)
Garoowe:-Wasiirkii arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose eePuntland C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde ayaa saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii wasiirka arrimaha gudah dowladda Pu
Ciidamada PSF Oo hawlgalo lagu sugayo amniga ka fuliyey magaalada Boosaaso (Masawiro)
(December 19, 2018)
Ciidamada Amniga Puntland PSF iyo Laamaha Amniga kale ee Puntland ayaa hawlgallo lagu adkaynayo amniga magaalada Bosaso waxay ka sameeyeen welina ka wadaan xaafaddaha magaalada Bosaso; waxayna ci
Madaxweynaha Puntland oo Shaaciyey inuu Markale U Taagan Yahay Doorshada Madaxweynanimo ee Puntland (Masawiro)
(December 18, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 18 December 2018 ka shaaciyey caasumadda Dowladda Puntland ee Garoowe inuu markale u taagan
Madaxweynha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin (Masawiro
(December 17, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 17 December 2018 waxaa uu Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabiley Beeldaaji
Wasiirkii Howlaha Guud ee DFS C/fataax Ibraahim Geesey oo is casilay
(December 16, 2018)
Wasiirkii Howlaha Guud ee DFS ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Wasiir ee uu ka hayey xukuumada DFS isagoo ku eedeeyay Xukuumadda inay Faragelin ay ku heyso Maamulka Koonfur galb
Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiiyey Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland.
(December 15, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto kasoo baxaday xafiiskiisa 12 December 2018 dalacsiin ugu sameeyey qaarkamida Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Di
Madaxweynha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi.[Masawiro]
(December 15, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 15 December 2018 waxaa uu Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabiley Bee

« Previous PageNext Page »