Culimo’udiinka ku nool Puntland oo si adag uga hadlay kufsi iyo dil lagula kacay gabar 12 jir ah oo ka dhacay Gaalkacyo

February 25, 2019 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Culimo’udiinka Soomaaliyeed ee Ku nool Gobolka Nugaal ayaa si adag uga hadlay dhacdadii foosha xumayd ee ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ee lagu dilay Allaha u naxariistee gabar yar oo 12 jir ah oo lagu magaacbi jiray Caasho Ilyaas Aadan.

Culimada kala ah Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf Iyo Sh Maxamed Godane ayaa wax ay ugu baaqeen shacabka Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan shacabka magaalada Gaalakacyo in ay fadhiga ka kacaan oo mujrimiintii falkaas geystay la qabto ka dibna la mariyey wax ay shareecada Islaamku qabto

Hoos ka daawo Sh Maxamuud Xaji Yusuf iyo Sh Maxamed Godane oo ka hadlay Dhacadadii Lagu Dilay Caaisha Ilyaas Aadan ee Galkacyo

A/Cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online