Madaxweynaha dowladda Puntland oo kulan la qaatay Xisbiyada Siyaasadda Puntland
(May 29, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa caawa kulan la qaatay Madaxda Xisbiyada Siyaa
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Afrika iyo Madaxda Bangiga Horumarinta Qaaradda Afrika.[Video]
(May 29, 2024)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Afrika iyo Madaxda Bangiga Horumarinta Qaaradda Afrika ayaa dul
Madaxweynaha DPL iyo ku xigeenkiisa oo kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka Puntland ee (PEC).
(May 28, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka Puntl
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children
(May 26, 2024)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children, Ms Inger Aishling, oo
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland.[Video]
(May 25, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland, oo ay sanadka u fariisteen 21801 Arday oo dhameystay Waxbarashada Fa
Golaha Wasiirrada XFS oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa
(May 25, 2024)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah; 1. Hindise Sh
Madaxweynaha Puntland oo soo xiray Shirka Jiheynta Xukuumadda Puntland.
(May 22, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa soo xiray Shirka Jiheynta Xukuumadda Dowladd
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Ergaygii QM ee Soomaaliya Catriona Laing
(May 18, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay oo sagootiy
Madaxweynaha dowladda Puntland  oo furay Shirka Jiheynta Xukuumadda.[Video]
(May 18, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa furay Shirka Jiheynta Xukuumadda oo muddo sa
War-murtiyeed ka soo baxay Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ).[Video]
(May 17, 2024)
Muqdisho:-Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo uu guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho 14-17 May 2024

Next Page »