Dr Maxamed Jaamac oo caawa ku geeriyooday dalka Talyaaniga
August 8, 2017 - Written by EditorRooma:-Allaha ha u naxariistee waxaa goordhowayd oo caawa ku geeriyooday magaalada Rooma ee xarunta wadanka Talyaaniga Dr Maxamed Jaamac oo ahaa dhaqtirkii neerfaha ee ka howlgali jirtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug wuxuuna dhaqtarku dawayn jiray dadka qaba neerfaha iyo dhimirtka.
M_M Deeq
Halgan.net