Dawladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay qabteen Saraakiil Amniyaat ah [Dhagayso]

April 1, 2014 - Written by Editor

bbMuqdisho:-Wasiir ku xigeenka Amniga ee dawladda Soomaaliya Ibraahim Isaaq Yarow ayaa idaacadda VOA u sheegay in ciidamada dawladda ay bishan gudaheega sameeyeen 13 hawl gal kuwaasi oo 12 ka mid ah laga sameeyey magaalada Muqdishu.

Wasiirka ayaa sheegay in hawlgalka kale laga sameeyey  magaalada Qoryooley laguna soo qabtay afar xubnood oo al-Shabab ah kuwaasi oo laba ka mid ah ay saraakiil ka yihiin dhinaca Amniyaatka.

Hoos ka dhagaysiga waraysiga Ibraahim Yarow oo uu la yeeshay Haaruun Macruuf.

VOA

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online