Raafkii ugu balaarna oo saaka ka socda xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

April 5, 2014 - Written by Editor

raafNairobi:-Saaka markii waagu baryay ayaa laga soo bilaabo xaafadda Section 3 , waxaa soo galay ciidamo aad u badan, kuwaasoo gur walba galayay, waxaana ay baarayeen qolalka, waxaana dad badan noo xaqiijiyeen in askartu wixii fudud ay qaadanayeen sida taleefoonada qaaliga ah, computerada gacanta lagu qaato, lacago iyo agabyo kale.

Ciidanka ayaa saf balaaran ku soo socday iyadoo howlgalladu ahaayeen kuwa aan horey loo arag, walow xalay laga yara nastay haddana saaka ayaa dadku falalkan fajaciso ku noqdeen.

Ilaa iyo hadda tiro ahaan looma garanayo dadka la qabqabtay inta ay le’eg yihiin, walow dadka intooda badan lacago guryahooda looga qaadanayay oo laga tagayay hadda gawaarida dad badan in la saartay ayaa la sheegayaa.

Howlgalkan ayaa waxa uu imaanayaa xilli shalay uu madaxweynaha dalka Kenya, sheegay iney dib u eegayaa qoxootiga dalkiisa ku sugan, isla shalayna xildhibaannada Soomaalida ee baarlamaanka Kenya ku jira ayaa Soomaalida u sheegay inaaney u dul qaadaneyn dulmiga lagu hayo.

Halgan.net/Somalireal

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online