Golaha Wasiirada Puntland oo kulan ku qaatay Garoowe kan soo saartay War-saxaafdeed.[Dhagayso]

April 10, 2014 - Written by Editor

IMG_4309Garoowe:-Shirkii Golaha Wasiirada ee dowladda Puntland oo maanta yeeshay shirkoodii caadiga ahaa ayaa waxaa ay ka soo soo saareen War-saxaafadeed ay ku cambaaraynayaan dilkii garoonka diyaaradaha C/llaahi Yuusuf Axmed loogu geystay 2 sarkaal oo ka tirsanaa Hay’adda UNODC ee Qaramada midoobay.

Afhayeenka Dowlada Puntland C/laahi Guraan Jecel ayaa waxaa uu warsaxaafadeedkaan uu ka akhriyey saxaafadda kale duwan ee ka howl gasha Puntland isagoo xusay in dowladda Puntland iyo shacabkeeduba ay ka xun yihiin kana tacsiyeynayaan dilkii 2 sarkaal loogu geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Hoos ka Dhagayso Afhayeenka Dowlada Puntland C/laahi Guraan Jecel oo Akhrinaya warsaxaafadeedka

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/njg4gs5set/Quranjecel.mp3] Halkaan ka Dhagayso Mp3

Hoos ka eeg War-saxaafadeedkii ka soo baxay Shirkii Golaha wasiiradda ee dowladda Puntland

no images were found


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online