Booqo Mareegta Rasmiga ah ee Sh Maxamed Cali Gadhle

April 29, 2014 - Written by Editor

hqdefaultHargeysa:-Sh Maxamed Cali Gadhle waxaa uu ka mid yahay culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Hargeysa, Sh Maxamed Gadhle ayaa waxaa uu duubay ama akhriyey kutub badan oo Fiqi ah oo dad badan ay ka faa’iidaysteen. Sh Maxamed Cali  Gadhle ayaa waxaa uu leeyahay mareeg laga dheehan karo ama laga baran karo duruustaas Fiqiga ah oo uu Sheekhu ka akhriyo Masaajidda kale duwan ee magaalada Hargeysa.

Haddaba waxaa ugu bishaaraynaynaa dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha Soomaaliya iyo dibadiisaba in duruusta Shiikha ay ka dhagaysan karanaa ama kala socon karnaa mareegta Sheekh u gaar ah oo ah http://www.alfaqiih.com , Alle waxaan uga baryeynaa in Sheekh duruustaas cilmiga ah ee uu akhriyey in uu Ajar fara badan uu ka siiyo aamiin.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online