Golaha wasiirada xukuumada PL shirkooda uga hadlay amniga, joojinta tahriibka iyo dib u habaynta hay’addaha dowladda.
October 30, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Kulankii Golaha Wasiirada Dowladda ee maanta ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin Xaaladda Nabadgelyada dalka, warbixinta gudiga joojinta tahriibta , iyo dib u habaynta hay’adaha Dowladda sida Cadaaladda, Shaqaalaha,dhaqaalaha iyo Ciidamada, iyo qaar ka mid ah Wasiirada Dowladda oo shaqo ugu maqnaa gobolada ceyn karkaar iyo bari.
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net